Jiritaanka Yahuuda iyo saamaynta baaxada leh ee ay maanta aduunka ku leeyihiin

 Jiritaanka Yahuuda iyo saamaynta baaxada leh ee ay maanta aduunka ku leeyihiin


waxaa sabab u ah afartaan hay'adood oo mid walba ay qabato shaqo gaar ah.

Dalka marka uu yeesho awood isu dheelitiran waxaa la heli karaa amaan iyo xasilooni.

Macquul ma aha mana dhici karto in aad booqato Tel Aviv oo aysan xogtaada haynin ShinBet isla markaana aysan ogayn Mossad.

Gudaha Isra'iil waxaad ku joogi kartaa ogaansho iyo in lagula socdo,

Haddii dal uu samaysto 4 Hay'adood oo waawayn ama 3 Hay'adood oo waawayn kana wada shaqeeya arimaha amaanka shaki la'aan waxaa lala socon karaa tilaabada qof walba uu qaadaayo.

Lama samayn karo haddii dadka shaqaynaayo ay yihiin dad shaqada soo codsaday.

Inta badan Hay'adaha sirdoon ee caalmka way sameeyaan sidaan Pakistan ayaana kamid ah oo isla markiiba aad soo xasuusan kartaa.

Qaarada madow yaa ka xasuustaa?

Comments

Popular posts from this blog

Addoontii madowga ahayd ee Maraykanka la geeyey laba ayaa loo qaybiyey; qayb guryaha loo dirtay iyo qayb beeraha lagu qodi jiray.

BRICS: Global Powerhouse Alliance

Dugsi weeye Noloshu!