Posts

Blackmail (kompromat, coercion)

Image
  Blackmail waa marka qof ama koox lagu qasbo inay bixiyaan lacag, xog sir ah, ama adeeg, iyadoo lagu hanjabayo in la faafin doono xog dhaawici karta sumcaddiisa, shaqadiisa, ama noloshiisa gaarka ah. Dhanka sirdoonka, waxaa mararka qaar loo adeegsadaa farsamo loo yaqaan “coercion” (qasab ku shaqeysiin), si loo helo xog qarsoodi ah ama loo qoro qof xog-keen ah (agent). Hay’adaha sirdoonku waxay mararka qaar bartilmaameedsadaan qof leh nuglaansho (vulnerability) sida deyn, fadeexad, ama cadaadis shaqo. Blackmail waxaa loo adeegsadaa in qofka lagu qanciyo (ama lagu qasbo) inuu bixiyo xog qarsoodi ah. Qof ku jira hay’ad dowladeed ama shirkad muhiim ah ayaa lagu qasbi karaa inuu bixiyo: Qorshayaal amni Xog hawlgal Sir farsamo Mararka qaar waxaa loo adeegsadaa in cadaadis lagu saaro mas’uul si uu u qaato go’aan gaar ah. Tani waxay qayb ka noqon kartaa “influence & leverage tactics”. Agasimihii hore Hay’adda FBI maraykanka james comey warbixin uu siiyey Senate-ka Maraykanka 2017, ...

AMNIGA QARANKA (NATIONAL SECURITY)

Image
  Amniga qaranka:(national security) waxa loola jeedaa ka hortaga iyo ilaalinta qarannimada, midnimada dhuleed iyo badqabka muwaadiniinta. Waxa uu ku lug leeyahay hab dhammaystiran oo dalka looga ilaalinayo khataro kala duwan, oo ay ku jiraan weerarada milatari, argagixisada, weerarrada internetka, dayacanka dhaqaalaha, iyo khataraha kale. Qaybaha amniga qaranku waxa uu ka kooban yahay awoodaha difaaca, xog ururinta, ilaalinta sharciga, xasiloonida dhaqaalaha iyo diblomaasiyadda. awoodda militariga, ilaalinta xuduudaha, iyo hay'adaha sirdoonka ayaa ayagana door muhiim ah ka ciyaara ka hortagga iyo ka jawaabista khataraha dibadda iyo gudaha. Intaa waxaa dheer, siyaasadaha dhaqaalaha, tamarta, iyo dhismaha kaabayaasha ayaa gacan ka geysta amniga guud ee qaranka. Dadaalka caalamiga ah ee iskaashiga, xulafada, iyo xiriirada diblomaasiyadeed ayaa sidoo kale door muhiim ah ka ciyaara wax ka qabashada caqabadaha caalamiga ah iyo horumarinta nabadda iyo xasilloonida. Guud ahaan, amniga q...

Injineerada toobogarafikada iyo kaartogaraafikada:(Topographic & Cartographic Engineer)

Image
 Injineerada toobogarafikada iyo kaartogaraafikada:(Topographic & Cartographic Engineer) waxay door muhiim ah ka ciyaaraan Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyagoo bixiya macluumaadka muhiimka ah ee juqraafiga iyo adeegyada khariidadaha(Mapping services). Dhowr siyaabood ayay uga qaybqaataan howlgallada militari: 1.Falanqaynta Dhulka(Terrain Analysis): Injineerada toobogaraafikada waxay dusha sare ka qiimeeyaan dhulka, iyagoo aqoonsanaya faa'iidooyinka istiraatijiyadeed ama caqabadaha laga yaabo inay saameeyaan dhaqdhaqaaqa militariga. Macluumaadkan ayaa muhiim u ah qorsheynta hawlgallo waxtar leh, kasoo ay fuliyaan ciidanka dhulka ee militariga. 2.Soo saarista Khariidadda:(Map Production) Injineerada kaartogarafikada waxay abuuraan khariidado tafatiran, iyagoo ka caawinaya millatariga inay maraan wado saxan sidoo kalena qorsheeyaan hawlgallada. Khariidado sax ah ayaa muhiim u ah howlgalada ciidamada si ay u fahmaan muuqaalka guud ee jihada loo socda sido kale waxay ka caawinays...

What is the CIA Triad || Af-somali ? -Security threat framework- 

Image
  Saddexda xaraf ee “CIA” waxay u taagan tahay Confidentiality, Integrity, and Availability. CIA triad ku waa nooc loogu talagalay inuu hago siyaasada amniga ee macluumaadka kambaniga dhexdiisa. Confidentiality, integrity, availability saddexdan fikradood ee muhiimka ah ayaa ka dhigaya xogta mid secure ah CIA triad. 1: Confidentiality Confidentiality gu waa in laga ilaalshaa xogta qaaska ah ee kambaniga dadka aan loogu tala galin iney arkaan. Tani waxay badanaa ka dhigan tahay in isticmaalayaasha iyo habka la oggol yahay ay awoodaan inay galaan ama wax ka baddelaan xogta. Data encryption: waa habka ugu caan san marki lajoogo Confidentiality. 2: Integrity Integrity gu macnaheedu waa in xogta ama macluumaadka system ka la hayo si aanay wax uga beddelin ama aanay u tirtirin cid aan la ogalayn. Hash Value: waa habka ugu caan san ee lagu hubiyo in aan datada wax laga badalin 3: Availability Availability gu waa in uu qofka xogtiisa uu helikaro ama isticmaali karo goor kasta iyo goob walb...

Wax badan ka ogoow dhagarta kuwa internet-ka wax ku khiyaameeya(scammers) iyo farsamada cusub ee ay  adeegsadaan si ay ciwaankaaga ula wareegaan ama kuu dhibaateyaan.

Image
Maanta waxaa jira kumanaan nooc oo khiyaanooyin oo dhanka Internet-ka ah, laakiin badankood waxay isugu soo biyo shubanayaan in lagu xado lacag, hanti, ama macluumaad iwm. In Internet-ka lagu qiyaamo dadka, shirkadaha ama dowlado way jiri jirtay laakiin waxay sare usii kacday kadib markii cudurka safmareenka ah ee Covid-19 uu shaqo la'aan dhigay dad badan. Sanadba sanadka ka dambeeya tuugada internetku waxa ay keenayeen farsamo cusub taaso ay ku qaldayaan dadka si ay u dhacan, mar marka qaar waxay kuusoo dirayaan. Linkiyo been abuur ah, marna waxay kuusoo dhex marayaan applications ay iyagu sameeyaan si ay ula wareegaan ama u helaan xogtaada, applications- kaasi waxa ka mid ah facebook games iyo quizez-ka iwm. Facebook Games iyo Quizez-ku waxay khatar ku yihiin ammaan ahaanshaha cinwaankaga, mana habboona in la isticmaalo, waa meesha ugu habboon ee budhcad-internet-ku ku qariyaan malware (codes xaasidnimo ah) kuwaas oo waxyeelaya kombiyuutarkaaga ama taleefankaaga. March 2019 ayaa ...

TAARIIKH CUSUB AYAA LAGA SAMEEYEY SIYAASADA DALKA BRITAIN.

Image
Taariikhdu dib ayey isu qortaa Lix  iyo todobaatan sano ka hor Ingiriisku wuxuu kala qaybiyey Hindiya iyo Pakistan. Maanta nin Pakistani ah oo hogaamiya Scotland ( Hamza Yousaf) iyo nin Hindi ah oo hogaamiya Uk(Rishi Sunak) ayaa laga yaabaa inay ka wada hadlaan qaybinta  dal waynaha Britain. Hamza Yusuf oo asal ahaan ka soo jeeda Pakistan ayaa loo doortay madaxa cusub ee xisbiga talada haya ee dalka Scotland (Scotland National Party). Hamza Yusuf oo 37 jir ah ayaa noqonaya Wasiirkii Koowaad ee Scotland, hogaamiyihii ugu horeeyay ee Muslim  Pakistani ah oo hogaamiye ka noqda xisbi siyaasadeedka Britain. Xamza Yuusuf oo asal ahaan ka soo jeeda Pakistan, ayaa Xisbiga Qaranka Scotland ee Scotland National Party u doortay inuu beddelo Nicola Sturgeon oo ah madaxa xisbiga siyaasadda, ka dibna wuxuu noqonayaa wasiirka kowaad ee Scotland. Xamza Yuusuf oo 37 jir ah hada  waa Xoghayaha Caafimaadka Scotland, wuxuna ku guulaystay inu noqdo waziirka koobaad ee dalka scotland...

Todobadka danbe waxa gabi ahaanba is badali doona calamka technologyada iyada oo la daah furi doono horumarkii ugu waynaa tariikhda aadanaha.

Image
Waxa la sii dayn doona qaybtii afraad ee baramijka chatgbt-4 kaas oo chatgbt 3.5 kii aan la ashqararsanayn  ka sii awood badan 500 oo mar  Waxa ay ka dhigantahay taasi in todobadka danbe  caqliyada samayska ah loo isticmaali doona qorista filimada oo awal directors badan qadan jirtey (movie script writting) , iyo xitaa in la sameeyo actors macmal ah oo jilaya wax, lagagana maarmi doono kuwii caadiga ahaa. Sido kale todobadka danbe waxa la awoodi doona in  buug ka kooban 200 oo warqadod lagu qori karo hal maalin kaas oo tafatiran wax khalad ahna ku jirin diyaarna u ah in la daabaco. Waxa kale oo lagu samayn karaa chatgbt4 muuqaalo,sawiro,codad kuwaas oo dhammadtood aan horey loo isticmaalin kuna xidhan xogta aad adigu galisay. isku so wada duubo baramijkan ayaa suuqa ka saari doona malayiin dad ah oo ka shaqaynayay hawlo uu isagu imika qaban karo hadii awal uu ka shaqayn jirey wadamada qaar todobadka danbe waxa loo sii dayn doona calamka oo dhan waxa uuna gabi ahaanba...