Addoonta beeraha loo diray waxa ay ku noolaayeen silic iyo dullaysi, habeen iyo maalin qodaal ayaa ay ku jireen, cunto fiican lama siinayn, marar badanna jidh dil iyo ciqaab aanay waxba ku mutaysan ayaa la marin jiray. Addoonta guryaha loo diray aad bay uga ladnaayeen, cuntada xaabka iyo hambada ah ee dadka ay u shaqeeyaan ayaa ay ku noolaayeen, dharka gaboobay ee ay caddaanku ka baxaan ayaa loogu labbisi jiray, guryo aad u heersarreeya ayaa ay ka shaqaynayeen, meel fiican oo hoy ahna waa ay heli jireen. Haddaba mar kasta oo ay addoontii beeruhu u yimaaddaan kuwa guryaha ka shaqeeya iyaga oo doonaya in ay iska kaashadaan sidii ay addoonimada uga xoroobi lahaayeen, addoonta guryaha ayaa ka hor iman jirtay oo diidi jirtay in halgankaas la galo. Waxa taas ka darnayd waxa ay caddaanka haysta gaadhsiin jireen warka dhaqdhaqaaqa xornimo doonka ah. Markaasaa ciqaab iyo dhibaato hor leh loo bilaabi jiray addoontii beeraha, riyadoodana god dheer lagu ridi jiray. Dhaqankani mar kasta waa uu...
Ashraf marwaan. Dhimashada sirdoonki . Dhimasho daahson , Macquulnimadi dhacdo laga murgo ah , aragti kale ayaa leh Qudha ayuu iska jaray (suicide) .Balse dhacdadan ka dhacday Bartamaha London ayaa dadka Dadka xeel dheerayaashu sheegen in ay eheed fal dil badheedh ahaa. Dhibanaha (ninka la dilay ) waxa uu ahaa nin maal qabeen ah waxy eheed bartamihii xagaagii waqti galabnimo ah , iyada oo dadka reer London ay u eheed maalin noloshu iska cadi tahay . Dhinaca siyaasaduna ay eheed maalintii uu raisul wasaarihii UK (ingriiska ) ee xilligaa tony Blair uu kusii jeeday Aqalka boqortooyada si uu ugu gudbiyo Boqorada Quen Elizabeth is-casilaadiisa. Maalintaa 7 June 2007 waxaa lagu baraarugay maydka Ashraf Marwan oo ahaa 63 jir, Aabo labo carruura leh Ganacsade millionaire sidoo kale ahaa jaajuus oo dhacdiid u yaal Dhul dhaca hotel uu ka daganaa dabaqa 5 . Ashraf Marwan ayaa noqday qofkii saddexaad ee Qaab noocan oo kale ah u dhinta oo u dhashay Egypt (masar) kuna noolUK (Ingr...
Waa macquul in ay kuula muuqato khiyaal iyo iska dheh KGB waxay kugu ugaarsan doontaa goob walba dalka aad doontid joog. Gudaha London ayay ahayd halkii lagu ugaarsaday Alexander Litvinenko. Kawran qofka ku dhiiraday in uu ka soo horjeedsado xukun jacaylka Vladimir Vladimirovich Putin.? Putin waxaa uu horay u isku dhaafiyay qaar badan oo ka horyimid xukunkiisa, Tusaale qof walba oo mucaarad ku ah xukunka Putin waa dibad joog waxaase yaaab leh in qofka uu cabsi qabo sidoo kale qofka uu aaminsan yahay in uusan ka bad baadaynin sunta KGB. Tusaale ninka ugu caansan mucaaradka dalkaas ee saxaafada caalamka ay indhaha ku haayaan waa Alex Navalny, Waa dibad joog inta badan ka maqan dalka sidoo kale cabsi ku jooga, ku darso waxaa uu ku bad baaday dilal kala duwan oo lagu fulin lahaa isaga. Qaar kamid ah waxaa loogu tala galay in lagu fuliyo hawada sare, Tusaale diyaarad dhexdeeda. Hadana waxaan dhihi karnaa noloshiisa ayay wax u dhimanaayeen....
Waa cajiib
ReplyDeleteThanks for you desplying best information
ReplyDelete