What is the CIA Triad || Af-somali ? -Security threat framework-
Saddexda xaraf ee “CIA” waxay u taagan tahay Confidentiality, Integrity, and Availability. CIA triad ku waa nooc loogu talagalay inuu hago siyaasada amniga ee macluumaadka kambaniga dhexdiisa.
Confidentiality, integrity, availability saddexdan fikradood ee muhiimka ah ayaa ka dhigaya xogta mid secure ah CIA triad.
1: Confidentiality
Confidentiality gu waa in laga ilaalshaa xogta qaaska ah ee kambaniga dadka aan loogu tala galin iney arkaan. Tani waxay badanaa ka dhigan tahay in isticmaalayaasha iyo habka la oggol yahay ay awoodaan inay galaan ama wax ka baddelaan xogta. Data encryption: waa habka ugu caan san marki lajoogo Confidentiality.
2: Integrity
Integrity gu macnaheedu waa in xogta ama macluumaadka system ka la hayo si aanay wax uga beddelin ama aanay u tirtirin cid aan la ogalayn. Hash Value: waa habka ugu caan san ee lagu hubiyo in aan datada wax laga badalin
3: Availability
Availability gu waa in uu qofka xogtiisa uu helikaro ama isticmaali karo goor kasta iyo goob walba. Habka ugu wanaagsan ee lagu ilaaliyo Data Availability ga ayaa ah in markasta la hubiyo system ka iyo hardware in ay yihiin up to date and upgrade.
@x

Masha Allah
ReplyDelete